Saldanadii Majeerteen

Suldanadda Majeerteen
𐒈𐒚𐒐𐒆𐒖𐒒𐒖𐒆𐒆𐒖 𐒑𐒖𐒃𐒜𐒇𐒂𐒜𐒒

سلطنة مجرتين
Migiurtinia
c. 1800–1924
Flag
Coat of arms
Saldanadii Majeerteenka ee qarnigii 19aad.
StatusBoqortoyada majertenia oo la asasay 1800

Xarunta ama. Magalada looga ariminjiray boqortoyada majertenia Ee magalada caluula Khasatan khasatan dhulkan layiraahdo mejeertenia ama punt land boqorka oo la oranjiray Abdiraxmaan aawe [ammanle] Taas oo mudo badan Ka ariminaysay Deganada punt land oo dhan iyo somaliyada cumaan iyo Yeman Amaanle Waxa saldanadii Kala waregay Boqor cusman maxamuud oo Ila hada hya 1926 -2021

Majertenia wa boqortoyada ugu dada dheer
XaruntaCaluula
Baargaal (seasonal)
LuuqadaAf-Soomaali · Af-Carabi
Diinta
Islaam
DowladdaBoqortooyo
BoqorHogaamiye
• qarnigii 19aad–1926
Cusmaan Maxamuud
Taariikh 
• Aasaasay
c. 1800
• Campaign of the Sultanates
October–November 1924
Currencyrupia, tallero
Succeeded by
Saldanadii Hobyo
Dhulka Talyaaniga ee Soomaaliya
Maanta qeyb ka ah Soomaaliya
Warning: Page using Template:Infobox country with unknown parameter "flag s2" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox country with unknown parameter "region" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox country with unknown parameter "continent" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox country with unknown parameter "country" (this message is shown only in preview).

Suldanadda Majeerteen (Af Carabi : ar‎, Af-Taliyaani : Sultanato della Migiurtinia, Af Ingiriis : Majeerteen Sultanate), sidoo kale loo yaqaanay Majeerteeniya iyo Migiurtinia, waxay ahayd boqortooyo Soomaaliyeed taasi oo u talin jirtey deegaano badan oo ka mid ah waqooyibari iyo koonfurbari wadanka maanta loo yaqaano Soomaaliya. Saladanadani waxay ka mid ahayd kuwa ugu awooda badan badhtamaha Soomaaliya, waxaana hormuud u ahaa Boqor Cusmaan Maxamuud.[1]

  1. Fergusson, James (2013-05-01). Da Capo Press. ISBN 0306821583 https://books.google.nl/books?id=fV5C-R1Jr_wC&pg=PT80&dq=The+Majeerteen+Sultanate+(Migiurtinia)+was+founded&hl=nl&sa=X&ved=0ahUKEwjDusKbgsrOAhWMCcAKHVBwD0cQ6AEIHDAA#v=onepage&q=The%2520Majeerteen%2520Sultanate%2520(Migiurtinia)%2520was%2520founded&f=false.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Tubidy